Xulka qaranka Sweden ee kubbadda cagta oo 3:0 kaga guuleeystay dhiggooda ee dalka Bulgaariya.
Xulka qaranka Sweden ee kubbadda cagta oo 3:0 kaga guuleeystay dhiggooda ee dalka Bulgaariya. sawir: Sawirle: Stina Stjernkvist/TT

Xulka Qaranka Sweden oo ku guuleeystay 3 iyo eber

"Xulka qaranka kubbadda cagta ee Sweden oo ey ciyaar isaga hor-yimaadeen kooxda dhiggooda ee dalka Bulgaariya ee tartanka is-reereebka adduunka ayey kaga guuleeysteen 3 iyo eber.

Xulka qaranka Sweden ayaa dhibcaha ay haystaan u dhigmaan midda uu haysto xulka qaranka faransiisku.

- Ciyaar wanaag ayaannu muujinney iyo annaga oo ku guuleeysanney inaannu kubbada muddo heysanno. Middaasina oo caqabad ku noqotay kooxda kubbadda qaranka ee Bulgaariya sidii ay ciyaarta uga qayb noqon lahaayeen, sida uu sheegay Victor Nilsson Lindelöf oo u warramayay laanta till ciyaaraha ee Radiosporten.

Isha/ Radiosporten.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".