Najib Gulaan arday Rinkebyskolan
Najib Gulaan arday Rinkebyskolan sawir: Muna Ismaaciil

Najib ayaa tegaya goobta abaalmarinta suugaanta lugu shaacinayo

"Macallinkeeyga ayaa yidhi waa in Nuraddin Faraax la siiyo abaalmarinta Nobel.
2:15 min

Maanta ayaa la shaacinaya qofka la siinayo abaalmarinta Nobel ee suugaanta. Maqal Najib Gulaan, arday dhigta fasalka 8:aad ee iskuulka Rinkebyskolan. Wuxuu maanta joogi doona goobta laga sheegayo qofka abaalmarintan helaya. Wuxuu jeclaan lahaa in Nuraddin Faarax, qoraa soomaali ah mar la siiyo abaalmarintan, ayuu sheegay.


la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".