Ra'iisalwasaare Stefan Löfven oo kula kulmay boqor Salman bin Abdul Aziz magaalo madaxda Sacuudiga Riyadh.
Statsminister Stefan Löfven träffar kung Salman bin Abdul Aziz i Saudiarabiens huvudstad Riyadh. Foto: Henrik Montgomery/TT

Löfven oo la kulmay boqor Salman

Stefan Löfven ra'iisalwasaaraha Sweden oo shalay booqasho ku tagay Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay madaxda waddankas. Gaar waxuu la kulmay boqor waddankas, boqor Salman.

Ra’iisalwasaare Stefan Löfven ayaa kala hadalay boqor Salman arrimaha xaquuqul insaanka, xalaadda dumarka waddankas iyo weliba xukunka dilka ah ee ay Sacuudiga ku fuliyaan dadka lagu helo dembiyada.

 ”Arragtideena arrimahanan waa la wadaagnay Sacuudiga", ayuu ra’iisalwasaare ka yeri shar-saxaafadeed kadib markuu soo dhamaaday kulanka uu la yeeshay madaxda Sacuudiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".