Malmö
Malmö ayaa lagu qaban doonaa toddobaadka dhaqanka soomaalida. sawir: Emil Langvad/TT

Malmö oo uu ka dhici doono toddobaadka dhaqanka soomaalida

Ma lagu dhahaa, mise waa lagu yiraahdaa?
11 min

Gabagabada toddobaadka foodda innagu soo haya ayaa magaalada Malmö lagu qaban doonaa toddobaadka dhaqanka soomaalida.

Kulankan oo ey ka soo qeyb geli doonaan culimo ey ka mid yihiin Idaajaa iyo mNasuur ayaannu wax ka weydiiney guddoomiyihii ururkii soo qabanqaabiyay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".