Delad bild: Ardalan Shekarabi och en karta över de föreslagna nya regionerna.
Wasiirka arrimaha bulshada Ardalan Shekarabi (S) iyo maabka Sweden. sawir: Claudio Bresciani/TT

Maamul goboleedyo Iswiidhan laga sameyn lahaa oo dib u dhacey

Dalkaan Iswiidhan oo intii muddo ah la hadal hayey in gobolada dalkaan la isku daro laguna soo koobo lix gobol oo waaweyn oo baaxad weyna ku fadhiya, lehna hal maamul ayaa weli go´aan laga gaadhin.

Hasyeeshe ayey u muuqataa in arrinkaasi uusan dhici doonin inta ka horeysa sanadka 2018-ka ,sidaasna waxaa maanta sheegey wasiirka arrimaha bulshada dalkaan Iswiidhan Ardalan Shekarabi.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".