Baabuur boolis oo taagaan xaafad ku taala magaalada Borås.
Baabuur boolis oo taagaan xaafad ku taala magaalada Borås. sawir: Adam Ihse/TT

Nin loo xirey in fal argagixisanimo uu maleegayey oo arrinkaas inkirey

Nin horey loogu qabtey degmada Uppsala oo lagu tuhunsan yahay in uu galay fal argagaxisnimo ayaa weli xidhan.

Hans Ihrman oo ah ku xigeenka xeer ilaaliyaha qaranka u qaabilsan dhanka nabadgalyada ayaa sheegey in ninkaas wali la hayo, laguna tuhunsan yahay in uu fal argagixisanimo diyaarinayey, balse arrinku weli tuhun yahay, ayuu yiri Hans Ihrman.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".