Tirada dadka jirrada isku qora ayaa labalaabantay.
Tirada dadka jirrada isku qora ayaa labalaabantay. sawir: CHRISTINE OLSSON / TT

Dadka jirrada isku qora oo kordhay

Lixdii sanno ee ugu dambeeyay ayey labalaabmeen tirada qof ee jirrada isku qora, waxaa af-iswiidhishka lugu yidhaahdo sjukskrivning. 70 000 oo qof halkey tiradani ka ahaan jirtay 28 000.

In jirro lisku qoro ayaa gobolka västra Götaland ku badan, khaasatan magaalada Alingsås sida uu tirokoobku sheegayo. Halkaas ayey 300 ka mid ah 23 000 ee magaaladan ka shaqeeya jirro isku qoreen. Sababtaasi na tahay in ay dadkani dareemeen culeys iyo cadaadis culus.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".