Per Nilsson
Per Nilsson oo iscasiley sawir: Björn Larsson Rosvall / TT

Mas’uulkii warfaafinta u qaabilsanaa xisbiga (M) Per Nilson oo iska casiley

Per Nilsson oo xisbiga Modaraat-ka u qaabilsanaa dhanka warfaafinta ayaa iska casiley hogaanka shaqadaas balse wuxuu ka sii mid ahaan doonaa isla xisbigaas.

Per Nilsson ayaa ah siyaasigii labaad oo ka tirsan xisbiga Modaraat-ka oo is casiley ka dib fadeexaddii nin hogaanka xisbiga Modaraat-ku ka tirsani uu maalintii khamiista dhilo ku tilmaamey wasiirka dalkaan u qaabilsan .

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".