Xarunta stadsmission ku leedahay oo loogu talo-galay da'yarta hooy la'aanta ah. Foto: Malin Hoelstad/Scanpix.
Stockholms stadsmission, mötesplats för hemlösa ungdomar. Foto: Malin Hoelstad/Scanpix.

Dad badan oo hooy la’aan heysato oo u martiyey ururka Stadsmissionen

Dad badan oo guri la’aani heysato ayaa xarumaha dalkaan uu ku leeyahay oo dhan waxay taageero ka dalbadaan urur kaniisadeed madaxbanaan oo lagu magacaabo Stadsmissionen.

Shantii sano ee u danbeysey ayaa boqolkiiba 50 waxaa siyaadey dadka guri la’aantu heyso oo xarumaha ururkaas imaanaya, kor u kacaas ayaa sidoo kale muujinaya in ay jiraan qeyba cusub oo bulshada ka mid ah kuwaas oo caawimaad u baahan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".