Morgon Johansson
wasiirka socdaalka Morgon Johansson sawir: Izabelle Nordfjell/TT

Afghanistan oo diidey heshiiska dib u celinta

Afqaanistaan oo diidey dadka dib loogu celinayo
0:40 min

Baarlamaanka Afqaanistaan ayaa ka horyimid hehsiiskii Sweden iyo dowladda Afghanistan horey u galeen ee ahaa in muwaadiniinta afghniyiinta dib loogu masaafuriyo dalkooda.

Wasiirka socdaalka dalkaan Iswiidhan Morgan Johansson ayaa sheegey in aan wali la hubin raadka arrinkaasi ku yeelan doono heshiiskaas horey loo gaarey, wuxuuna yiri isagoo arrinkaas ka hadlaya:

- Waxaan rabnaa in aanu wadashaqeyn la yeelano dawladda Afqaanistaan sidaas oo ay tahayna haddii aanaan u heshiin laba dal ahaan waxaan rabaa in heshiis dhexmaro dalka Afqaanistaan iyo midowga Yuru, ayuu yiri wasiirka socdaalka dalkaan Iswiidhan Morgan Johansson.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".