Svenska dagstidningar - lokalpress. Anders Wiklund/TT.
Wargeysyo ka soo baxa Swededen. Anders Wiklund/TT.

250 sanno ayaa maanta u buuxsameysa xoriyadda qoralka

xadeyn looga cabsanyo xoriyadda qoralka
1:35 min

Maanta 250 sanno waxay u buusameysaa markii Sweden dastuurkeeda lagu soo daray xoriyadda qoralka.

Xoriyadda qoralka iyo hadalka waa qodob aas'aasi u ah demokaraatiyadda Sweden iyo dastuurka dalka.  

Waxay aheyd 2 december sannadkii 1766 markii Sweden laga mamnuucay waxa la yiraahdo faaf reebka fartiimaha ku jira qoraalada, riwaayahada filmada iyo suuganta.

Sweden ayaa ah waddankii ugu horeeyey calamka ee dastuurkeeda ku soo daray xoriyadda qoralka iyo hadalka. Waddamo faro ku tiris ah ayaa illaa iyo hadda qaynuunkooda ku soo daray xoriyadda qoralka.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".