Dhaqaalaha cashuurta ee bulshada laga qaado sidee loo isticmaalaa?
Dhaqaalaha cashuurta ee bulshada laga qaado sidee loo isticmaalaa? sawir: Sawirle. Kenadid mohamed/ SR

Kullanka dhaqanka iyo afka soomaaliga

Cabdi Bashiir: Ma aqoonsani aqoontooda
7:06 min

Kulan ka dhacay kana socda magaalada Stockholm xaafad ka mid ah xaafadaheeda ee lagu magacaabo Kista ayaa ku saabsan luuqadda iyo dhaqanka Soomaalida.

Khadiijo oo 40 jir ah ayaannu goobtaa kula kullaney oo ka welwelsanayd hablaheeda sidii aanay luuqadooda hooyo u lumin. Sidoo kale mid ka mid ah abaabuleyaashii kulanka oo aannu wax ka weydiinney ayaa jawaab iga siin waayay cidda ey kulankaa ku casumeen aqoonta ey leeyihiin iyo sababta ay u casumeen. Miyaan laga fekerin?

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".