Bragdguldet.
Henrik Stensson. sawir: Fredrik Sandberg/TT

Henrik Stenson oo ku guuleystey biladda Bragdguldet

Biladda sanadlaha ah ee dhanka ciyaaraha taas oo uu bixiyo wargeyska Svenska dagbladet, loona yaqaano ( Bragdguldet) ayaa waxaa sanadkaan ku guuleystey Henrik Stenson oo ah cayaaryahan cayaara xeegada ama Golf-ka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".