Amiirada Iswiidhan ee Victoria.
Amiirada Iswiidhan ee Victoria. sawir: Suvad Mrkonjic/TT

Dhalashada amiirada ayaa lagu xusayaa Öland

Sannadguuradii amiirada Iswiidhan
0:40 min

Amiirada Iswiidhan ayaa shaacisay in jasiirada Öland lagu xusi doono maalinta dhalashadeeda.

Maalintan ayaa ah maalin looga dabaaldago dalka Iswiidhan sannad walba 14 julay. Sannadkan ayey amiiradu gaadhaysa 40 jir. Waa sida lagu shaaciyey wargeeyska Expressen.

Xuskan ayaa sanad walba soo jiita wariyaal iyo sawirqaadayaal badan oo dalka gudihiisa iyo debaddiisaba ka yimaada iyo dadweeyne kale oo badan. Boqorka iyo boqorada ayaa iyaguna shaaciyey in ay ka qeeyb gelidoonnaan xuskan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".