porträtt på Jean-Pierre Sauvage
Nobelpristagaren Jean-Pierre Sauvage är professor i kemi vid Strasbourgs universitet. sawir: Niklas Zachrisson

Guuleeystaha billada abaalmarinta Nobel oo la kulmay ardayda iskuulka Rinkeby

Jean-Pierre Sauvage:"Si wanaagsan ayaa lii soo dhaweeyay"
2:09 min

Jean –Pierre Sauvage oo ah mid ka mid ah saddexda qof ee sannadkan ku guuleystey billada abaalmarinta Nobeel ee kimisteriga ayaa maanta booqasho ku tagay xaafada Rinkeby ee magaalda Stockholm si uu ula kulmo fasalka sideedaad ee iskuulka Rinkebyskolan.

Hoos ka dhageeyso warbixin ku saabsan kulankan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".