Kubbad iyo lugo ciyaaraya.
Kubbad iyo lugo ciyaaraya. sawir: Sawirle: Vegard Wivestad Grøtt / TT

43 ciyaartooy oo lagu tuhunsan yahay wax is daba marin

43 ka mid ah ciyaartooyda kubbadda cagta eehor-yaalka dalka Sweden ayaa lagu tuhun-san yahay iney ku tallaabsadeen wax isdaba mari, sida ey caddeeyeen war-geeyska Dagens Nyheter (DN) iyo laanta idaacadda la iska daawado SvT ee Uppdrag Granskning.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".