Anna Kinberg Batra.
Anna Kinberg Batra jultalar. sawir: Maja Suslin/TT

Moderaterna: taliyaha boliska waa in la casilo

Taliyaha boliska Dan Eliasson waa in la casilaa. Sidaa waxaa dalbay hoogaamiyaha moderaterna Anna Kindberg Batra.

Batra sidas waxay ku sheegtay qodbadeeda ciida kirismiska oo  ay maanta jeedineysay. 

– Xumadda waa in ay fahamto taliyaha boliska howl-har aheyn in uusan aheyn. Sweden waxay u baahan tahay taliye cusub oo bolis, ayey tiri Anna Kindberg Batra hoggaamiyaha Moderaterna.

 Hoggaamiyaha Moderaterna ayaa sidoo kale ku talisay in tirada boliska lagu kordhiyo 2000 oo bolis dheerad ah, sidoo kalena loo kordhiyo mushaarka ciidamada boliska.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".