Jaylani Muse.
Jaylani Muse sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/ SR

Jaylaani: Ururradan waa kuwo shakhsiyaad gaar ah ku adeegtaan

Maxaa aamusiyay ururka dalladda ururrada Soomaaliyeed.
14 min

Beryihii ina soo dhaafay ayey magaalada Stockholm ka dhaceen is-dil ey qudha isaga jareen dhallin-yaro soomaaliyeed ee ku dhaqan nawaaxiga Järva.

Bannaan bax dhowaantan ka dhacay xaafadda Rinkeby ayaa looga baroor diiqay dhibaatada dhallin-yaradu isu geeystaan. Jeylani Muse Nuh, oo xarunta idaacadda Nagu soo booqday ayaannu wax ka waydiiney sababta uu ururka daladda ururrada soomaaliyeed magacooda sheegta uu arrimmahan ugu ololeeymn waayay.

Wareeysigii Jeylani Muse oo dhameeys-tiran halka ka dhageeyso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".