Maxkamada racfaanka ee galbeedka Iswiidhan.
Maxkamada racfaanka ee galbeedka Iswiidhan. sawir: Micke Larsson/TT

Todoba qof ayaa lugu xukumay xabadeeyntii Biskopsgården

Bishii marso sannadkan
0:41 min

Todoba ka mid ah sideedi lugu tuhmayay in ay ka dambeeyeen xabadeeyntii suuqa Vårvädertorget ee xaafada Biskopsgården Göteborg ayaa xabsi lugu xukumay. Qof keliya ayaa tuhunkii laga masaxay.

Dhacdodan ayey laba qofi ku dhinteen halkey sideed ku dhaawacmeen.Go´aankan ayaa ka yimid maxkamada rafcaanka ee hovrätten loo yaqaano

Booliska magaaladan ayaa hore uga welwelsanaa in maxkamadda racfaanku go´aamisu in nimankan la sii daayo. Go´aankan ayaa si xun u saameeyn lahaa bulshadda, ayey u jeeden.

Hasayeeshe ayuu go´aanku hadda mid kaas ka duwan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".