Safiir la sheegay in loo soo magacaabay Sweden.
Safiir la sheegay in loo soo magacaabay Sweden. sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/ SR

12ka bisha jannaayoo oo ay soomaalidu safaarad yeelan doonto

Rashiid "Wax badan buu soo kordhin karaa"
3:00 min

Kulan ka dhacay xaafadda tensta ayuu qayb ka ahaa siyaasi loo soo magacaabey inuu safaarad Soomaaliya uga furo Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".