Guuleed Maxamed Cali, guddoomiye ku xigeenka xarunta dhexe ee dhaqanka muslimiinta xaafadda Rinkeby. Sawirle: Kenadid Mohamed.
1 av 3
Guuleed Maxamed Cali, guddoomiye ku xigeenka xarunta dhexe ee dhaqanka muslimiinta xaafadda Rinkeby. Sawirle: Kenadid Mohamed. sawir: Guuleed Maxamed Cali, guddoomiye ku xigeenka xarunta dhexe ee dhaqanka muslimiinta xaafadda Rinkeby. Sawirle: Kenadid Mohamed.
Kullan muddo toddobaad ah uga socdey iskuulka Rinkeby dhallinyaro da'doodu u dhexeeyso 15-25 jir.
2 av 3
Kullan muddo toddobaad ah uga socdey iskuulka Rinkeby dhallinyaro da'doodu u dhexeeyso 15-25 jir. sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/Sveriges Radio.
Kullan muddo toddobaad ah uga socdey iskuulka Rinkeby dhallinyaro da'doodu u dhexeeyso 15-25 jir.
3 av 3
Kullan muddo toddobaad ah uga socdey iskuulka Rinkeby dhallinyaro da'doodu u dhexeeyso 15-25 jir. sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/Sveriges Radio.

Dhallinyarada soomaalida iyo fasaxyada ciidda miilaadiga

Guuleed: Dhallin-yaro da'doodu u dhexeeyso 15-25 jirro.
2:08 min

Kulan muddo toddobaad ah socdey oo maanta oo jimce ah la soo gabagabeeyn doono, kana dhacaya iskuulka Rinkeby ayaa ku saabsanaa sidii dhallaan nawaaxigaa ku nool loogu mashquulin lahaa muddada lagu jiro fasaxyada ciidda miilaadiga – waxa lagu magacaabo Krismaska.

Muxuu ku saab-san yahay?. Guuleed Maxamed Cali, ahna gudoomiye ku xiggeenka ururka dhaqanka islaamka ee xaafadda Rinkeby.

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".