Kala guurka mugdiga iyo iftiinka

Habeen-nimada axaddu soo galeeyso ayaa ku beegan xilligii saacadda la bedeli jirey. Iyada oo la geli doono xilligii kuleeyhaha oo saacadda horay loo dhigi doono hal saac.

Saacaddu kolka ay tahay 02: habeen-nimo ayaa saacad horay loo dhigi doonaa oo laga dhigi doonaa 03:00.

Waa xilli haddaayoo kale sannad walba is-bedel lagu sameeyo saacadda laga soo bilaabo sannadkii 1980. Iyada oo uu dhammaaday xilligii mugdiga lana galey xilligii iftiinka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista