Shaqaalaha Raadiyaha Iswiidhan isniinta ayey soo laabanayaan

Shaqaalaha idaacadani waxeey shaqada ku soo laaban doonan isniinta fooda inugu haysa. Laga bilaabo markaas ayaad akhrisan- kartaa warar ku saabsan weerarka lagu soo qaaday suuqa Drottningstorget ee magaalada Stockholm.

Idaacadu waxeey idin rajeeynaysaa habeen wanaagsan!

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".