Xabsi ayaa la siiyay nimankii kufsiga aalada Facebook ku daabacay
La daabacay tisdag 25 april 2017 kl 15.34
Saddex nin oo hore looga shakisanaa in ay ka dambeeyeen kufsi ka dhacay magaalada Uppsala halka ay gabadhan filin ka duubeen markii ay dembigaan u geeysanayeen ayaa lagu xukumay xabsi.
Nimankan ayaa kufsiga gabadhan aalada Facebook ku daabacay islamarkiiba lagu oogay dembigan. Maanta ayuu xeer ilaaliyaha maxkamada Uppsala go´aamiyay in lagu xukumo xabsi.
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.