skatte
Astaanta skatteverket

Waraaqaha canshuur celinta oo ay maanta celintoodu ugu danbeyso

Maanta oo bishu tahay labada may ayaa ugu danbeysa xilligii loo qabtey in waraaqaha canshuur celinta dib loogu celiyo hey’adda canshuuraha dalkaan Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".