Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Baahida macallimiinta loo qabo oo korodhay.
Baahida macallimiinta loo qabo oo korodhay. sawir: Henrik Montgomery/TT

Baahida macalimiinta loo qabo oo weli halkeedii ka taagan

Macallimiinta dalkan
0:44 min

In kasta oo ay kordheen tirada macallin ee laga shaqaaleeysiyo goobaha waxbarashada weli kuma filna baahida ay iskuulada dalkani qabaan dhowaantan oo iskuulada la furi doono bishan.

Arrinkan ayaa saameeyn xun ku leh ardayda oo ku khasban in ay cashar ka qaataan shaqaale aan xirfad u laheyn macalinnimada.

Boqolkii ba 70 macalimiinta sannadkii hore xilligan oo kale laga shaqaaleeysiiyay ayaa xirfad u lahaa macalinnimada. Sanadyadii ugu dambeeyay ayey tirada qof ee aan waxbarashada u laheyn shaqadani kordheen.

In kasta oo la kordhiyay dakhliga macalimiinta islamarkaas na ay kordheen tirada qof ee laga shaqaaleeysiyo weli kuma filna caruuraha iskuulada bilaabaya bishan. Waa sida ay heeyada waxbarashada dalkan ee Skolverket u soo qortay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".