Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Chocolatte från Helsingborg
Shokolaato faakideysi loogu talo-galay. sawir: Emil Langvad/TT

Shokolaato afar tan ah oo la xaday

Shokolaato afar tan ah ayaa laga xaday qaybta dambe tarelle xamuul siday oo ku sugnaa degaan la yiraahdo Åstorp gobolka Skåne.

Shokolaatada la xaday oo nooceed faakideysi loogu talo-galay ayaa saarnayn sideed alwaax baakadaha lagu raseeyo. Gaariga alaabta laga xaday ayaa taagnaa goob warshado ah, wadaha gaarigana waxa uu dhex hurdayey gaariga marka alaabta la xadayey mana uusan dareemin.

 

Xatooyadan ayaa dhacday habeynimadii jimcaha sida uu wariyey wargeyska Helsingborg Dagbladet. Waxaana lagu qiimeynayaa shokolaadata la xadey in ay suuqa ka joogto  hal milyan oo ah karoonka Sweden, sida uu xusay wargeyska.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".