Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Anna Kinberg Batra
Anna Kinberg Batra hoggaamiyaha M oo laanta xisbiga ku leeyahay Stockholm kalsoonidii kala laabatay. sawir: Janerik Henriksson/TT

Xubnaha ugu sareeya Moderaterka Stockholm oo aan kalsooni ku qabin Kindberg Batra

Inta badan xubnaha ugu sareeya xisbiga Moderaterna gobolka Stockholm oo aan kalsooni ku qabin hoggaamiye Anna Kinberg Batra.

Sidaas waxay ku cadaatay kadib markii maanta kulan telefoon ku yeesheen guddiga fulinta xisbiga ee waaxda gobolka Stockholm ee xisbiga iyo xildhibaanada xisbiga ugu jira golaha deegaanada Stockholm.

Ilo kala duwan ayaa sidaas u xaqiijiyey laanta wararka Ekot ee Raadiyaha Sweden.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".