Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

MUF oo sheegay in aanu kalsooni u qabin hoggaamiyaha Moderaterna

La daabacay onsdag 23 augusti 2017 kl 16.09
Benjamin Dousa (M), vice ordförande i Rinkeby-Kista
Benjamin Dousa (M), vice ordförande i Rinkeby-Kista stadsdelsnämnd på Kista Torg. sawir: Christy Chamy/Sveriges Radio

Ururka dhallin-yarada ee xisbiga Moderaterna (MUF) ayaa ku dhawaaqay in aannu kalsooni u hayn hoggaamiyaha xisbiga Anna Kinberg Batra.

-Muf ayaan wax kalsooni ah u hayn Anna Kinberg Batra, sida laga soo weriyey hoggaamiyaha ururka dhallin-yarada Moderaterna Benjamin Dousa.

                                                         somali@sverigesradio.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".