Anna Kinberg Batra
Hoggaamiyaha Moderaterna Anna Kinberg Batra oo saxaafadda u waramaysa. sawir: Erik Simander/TT

Hoggaamiyaha Xisbiga M Kinberg Batra oo shir jaraa'id isugu yeertay

Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Anna Kinberg Batra oo shir-jaraa'id isugu yeertay saxaafadda.

Iyada oo uu is jiid jiid beryahan ka socday xisbiga Moderaterna (M) laamihiisa kala duwan ee dalka ayay maanta oo jimce ah shir jaraa'id isugu yeertay Anna Kinberg Batra, hoggaamiyaha xisbiga M saacaddu kolkay tahay 09:30.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".