Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Mikael Odenberg oo isku sharraxay hoggaanka xisbiga Moderaterna

La daabacay måndag 28 augusti 2017 kl 12.57
Mikael Odenberg
Mikael Odenberg, wasiirkii hore ee difaaca ee dawladdii Alliansen-ka. sawir: Henrik Montgomery/TT

Wasiirkii hore ee difaaca ee dawladdii Alliansen-ka ee Fredrik Reinfeldt Mikael Odenberg ayaa sheegay inuu u sharraxan yahay jagada hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna.

”Waxaan u taagnahay doorashada inaan qabto hoggaanka xisbiga Moderaterna haddii uu guddiga doorashooyinka ee xisbigu uu diyaar u yahay inuu i soo ban-dhigo”, sida uu Odenberg ku qoray boggiisa Facebook.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".