Sverigedemokraternas partiledare Jimmie Åkesson. Foto: Ari Luostarinen/TT
Hogaamiyaha xisbiga Sverigedemoquraadi-ga Jimmie Åkesson. Foto: Ari Luostarinen/TT

Jimmie Åkesson (SD) oo dalbadey in reysal wasaare Löfven uu iscasilo

Hogaamiyaha xisbiga Sverigedemoquraadi-ga Jimmie Åkersson ayaa dalbadey in reysalwasaare Stefan Löfven iscasilo, ka dib markii warar dheeraad ahi ka soo cosboonaadeen fadeexaddii IT-ka ee hey’adda gaadiidka.

Jimmie Åkersson ayaa intaas ku darey in uu aaminsan yahay in reysal wasaaruhu falkaan ogaa waqti ka horeeya waqtigii uu horey u sheegey in uu arrinkaas ogaadey, sidaas daraadeedna ay tahay in uu iscasilo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".