Ung somalisk tjej
Ishraax oo ka mid ah da'yarta ka qaby galay munaasibad lagu weyneynayo ciidda.

Debaal-degga ciidda oo soomaalida loogu qabtay Stockholm

"Maalin farxad gaar ah leh"
3:39 min

Xaafadda Rinkeby oo ah xaafad soomaali badan degan tahay ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu weyneynayo Ciidda.

Maanta oo jimce ah ayaa daafwaha dunida loo dabaal-degayaa ciidda la yiraahdo ciidul adxaa. Xaafadda Rinkeby ee dhacda waqooyiga Stockholm ayaa soomaalida degan loo qabtay munaasibad ciidaan logu weyneynayo.

Ishraax iyo Amira oo ka mid ah da'yartii xafladdaan ka soo qayb gashay ayaa laanta af-soomaaliga raadiyaha Iswiidhen uga waramay farxadda ciida iyo xafladda ay ka soo qayb-galeen. 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".