Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Soomaali ku hor banaan-baxday safaaradda Itoobiya

Safaarada Itoobiya.
2:22 min

Toddobaadkii ugu dambeeyay ayey soomaalida Iswiidhan ka doodaysay arrin ka dhex dhacday dawlada Soomaaliya iyo nin magaciisasa la yidhaahdo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax.

Ninkan ayey dawladda Soomaaliya u dhiibtay Itoobiya. Dhacdadan ayaa dood balaadhan ka dhex abuurtay soomaalida reer Sweden oo aaladaha internetka ku muujiyay sababta ay go´aanka dawladda soomaaliya uga soo horjeedaan.

Sidaas daraadeed ayaa magaalada Stockholm maanta laga sameeyay banaanbax arrinkan ku saabsan, iyada oo lagu hor banaanbaxay dibada safaarada ay dalka Itoobiya ku leedahay magaalada Stockholm.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".