EU-parlamentet i Strasbourg
Golaha baarlamaanka EU ee sal-dhigiisa yahay Strasbourg. sawir: FREDRIK PERSSON / TT

Jean-Claude Juncker oo khudbad ka horjeedianya baarlamaanka EU

Hoggaamiyaha komishinka EU Jean-Claude Juncker ayaa maanta khudbad ka horjeedinaya golaha baarlamaanka EU.

Jean-Claude Juncker waxa uu qodbadiisa ku soo qaadan doona isku soo dhaweynta waddamada xubnaha ka ah ururweynaha EU, horumarinta difaaca iyo sida loo kontoroolayo maal-gashiga waddamada shisheeye.

Qobadda hoggaamiye Jean-Claude Juncker ayaa ah mdi sanadle ah oo hoggaamiyaha ururweynaha ka hor aqriyo baarlamaanka EU.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".