Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Peter Hultqvist, försvarsminister. Foto: Stina Stjernkvist/TT
Wasiirka gaashaandhigga Peter Hultqvist.

Peter Hultqvist oo ka badbaadey in kalsoonida lagala laabto

Baarlamaanka Sweden ayaa maanta cod u qaadey wasiirka gaashaandhigga Peter Hultqvist. 135 xildhibaan ayaa u codeysey in wasiirka kalsoonida lagala laabto meesha ey 137 xildhibaana u codeysey diidmada arrinkaas.

58 xildhibaan ayaan iyagu codeyn oo ka aamusey, codeyntaan baarlamaanka ka dib wuxuu Hultqvist sii heyn doonaa jagadiisa wasiirka gaashaandhigga dalkaan Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".