Eld.
Dab shidan oo holcaya. sawir: Maurizio Gambarini

War-bixin muhiim u ah bulshada reer Sollentuna ee Stockholm.

Wuxuu dab sababay qaac badan uu ka kacayaa nawaaxiga shirkadaha Kronåsen.

Hoggaanka ciidanka badbaadada ee dabka ayaa ku baaqaya in dhammaan cid walba oo ka ag-dhow dabka ey guryahooda galaan, isla-markaana xiraan daaqadaha, albaabbada iyo daldalloolada hawadu ey ka soo galaan (ventilation). Akhbaar intaa dheer kala soco nlaanta idaacadda ee P4 Stockholm.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".