Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Go’aankii baryada ee degmada Vellinge oo laga dacwoodey

VELLINGE 20170920 Carina Wutzler (M) kommunalråd i Vellinge
Carina Wutzler (M) oo ka qayb ahayd go'aan gaaridda. sawir: Johan Nilsson/TT

Degmada Vellinge oo maamulka ka taliyaa uu u codeeyay in la mamnuuco barayada (tuugsiga) ayay dacwad ka dhan ah ka gudbiyeen ururka u dooda xuquuqda bani’aadamka Civil Rights Defenders.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".