Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Xeet ilaaliye: Waxay aheyd in Lars Nyberg falkaas ka hortago

La daabacay fredag 22 september 2017 kl 15.33
Johan Dennelind (t.v.) nuvarande vd för Telia, överåklagare Gunnar Stetler (mitten) och Telias tidigare vd Lars Nyberg (t.h.). Foto: TT
Johan Dennelind (biddix) madaxa hadda ee Telia, xeer ilaaliye Gunnar Stetler (dhexda) iyo madaxii hore ee Telia Lars Nyberg (middig). Foto: TT

Shirkadda Telia oo lagu eedeeyey in laaluushka ay bixisey yahay mid ay ku talagashey.

Xeel ilaaliyaha danbiga ku soo oogey rag saddex ah oo horey madax uga ahaan jirey shirkadda Telia, Gunnar Setler ayaa sheegey in uu aaminsan yahay in shirkadda Telia ay ogeyd in lacagahaas ay shatiga isgaarsiinta laaluushka uga bixisey aysan dawladda dalkaasi qaadaneyn balse ay shakhsiyaad gaar ah jeebkooda gali doonto, wuxuuna yiri:

- Telia wey u bareertey in ay laaluush qayaxan oo cad bixintiisa u bareerto, waxayna aheyd in maareeyihii guud ee shirkaddaas Lars Nyberg  uu falkaas ka hortago, ayuu yiri danbi baare Gunnar Setler.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".