Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Maria Ågren oo fadeexaddi IT-ga gaadiidka shaqadi looga eryey

La daabacay torsdag 28 september 2017 kl 09.27
Calanka heeyada gadiidka ee Transportstyrelsen.
Calanka heeyada gadiidka ee Transportstyrelsen. sawir: Erik Simander/TT

Maareeyihii hore ee hey’adda gaadiidka Maria Ågren ayaa dawladdu shaqadii ka ceyrisey.

Hey’adda qaranka u qaabilsan xilalka (Statens ansvarsnämnd) ayaa iyaduna hadda go’aamisey in maareeyahaas hore shaqada laga eryo.

Dawladda ayaa dhammaadkii bishii janaayo maareeyahaas hore shaqada ka joojisey ka dib markii fadeexad weyn oo siyaasadda dalkaan gilgishey ay ka dhacdey hey’adda gaadiidka oo ay markaas madaxda ka aheyd.

Maria Ågren ayaa halgan dheer u gashey sidii ay shaqadeeda u xafidan laheyd taas oo sheegtey in aysan jirin wax sabab ah oo iyada shaqada looga eryo.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".