Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

20 jir loo hayo gubiddii masaajidka Örebro oo falkaas qirtey

La daabacay fredag 29 september 2017 kl 12.13
Masjidkii lagu gubay magaalada Örebro.
Masjidkii lagu gubay magaalada Örebro. sawir: Anders Wiklund/TT

Nin 20 jir ah oo lagu tuhunsanaa in uu gubey masaajidka Örebro ayaa danbigaas si rasmi ah loogu soo oogey.

Ninkaan labaatan jirka ah ayaa qirtey in uu gubey masaajidkaas.

Habeenkii talaadada ayey aheyd markii dab la qabadsiiyey lana gubey masaajid ku yaala magaalada Örebro.

Waqtigii ninkaan labaatan jirka ah lagu soo oogayey falkaas danbi ayuu buuq iyo qeylo ka sameeyey goobtaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".