Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Stefan Ingves oo loo dheereeyay gudoonimada bangiga dhexe

La daabacay fredag 29 september 2017 kl 14.45

Gudoomiyaha bangiga dhexe ee dalkan Sweden Stefan Ingves ayaa jagadiisa sii heyn doona shanta sano ee soo socota.

Go’aankaas gudoomiyaha bangiga dhexe Stefan Ingves loogu dheereeyey mudada uu xilkaas uu sii heyn doono ayaa waxaa maanta gaarey hogaanka sare ee maamulka bangiga dhexe Sweden.

Ku xigeenka guddoomiyaha bangiga dhexe Kerstin af Jochnick ayaa iyaduna waxay jagadeeda sii heyn doontaa lixda sano ee soo socota.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".