orghandel i Tensta centrum.
Suuqa barxadda faras-magaalaha Tensta. sawir: Tomas Oneborg / SvD / TT

Nin lagu dilay xaafadda Tensta

Xaafadda Tensta ayuu u geeriyooday dhaawac culus oo middi oo loogu geeystay nin, sida uu qoray war-geeyska Aftonbladet.

-Sida ey sheegeen markhaati goobta dhacdada ku sugnaa in la arkayey laban in oo goobta ku sugnaa uu mid cararay, halka uu midkii kalena dhuunta ka dhiigayey, sida ay sheegtay Anna Westberg oo ka howl-gasha ciidanka ammaanka oo la hadashay hayadda wararka Sweden ee TT.

Ciidanka ammaanka ayaa baadi-goob ugu jira sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa ciddii falkaasi geeysatay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".