Dadka Sámiga ah oo ka mid ah dadyowga laga tirada badan yahay ee dalkan Iswiidhan.
Dadka Sámiga ah oo ka mid ah dadyowga laga tirada badan yahay ee dalkan Iswiidhan. sawir: Fernando Vergara

Biladda Nobeelka nabadda ee 2017 oo maanta lagu dhawaaqayo

Maanta ayaa saacaddu marka ay tahay 11 waxaa magaalada Oslo ee caasumadda Norwey waxaa looga dhawaaqi doonaa cidda sanadkaan 2017-ka ku guuleysatey biladda Nobeelka ee nabadda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".