Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
professor Richard H Thaler på University of Chicago Booth School of Business
Richard H Thaler oo ka howl-gala jaamicadda Chicago Booth School ee ganacsiga sawir: Henrik Montgomery/TT

Caalin mareeykan ah oo ku guuleeystay nobeelka dhaqaalaha

Richard H Thaler oo ka soo jeeda dalka Mareeykanka ayaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleeystay biladda abaal-marinta Nobeelka dhaqaalaha ee sannadka 2017.

Biladdan ayuu caalinkani ku hantiyay baaris uu ku sameeyay go’aannada dhaqaale ee salka ku haya hab fikirka wanaag-san ee maskixiyeed.

Richard H Thaler ayaa biladdan lagu guddoonsiiyay culuuntiisa la xiriirta hab dhaqanka dabeecadda dhaqaale.

Thaler waa 72 jir ka howl-galaa jaamicad ku taala magaalada Chicago ee waddanka Mareeykanka.

Culimadii horay ugu guuleeysatay:

Magaca             Sannadkii          waddanka        

Oliver Hart             2016            Ingiriis

Bengt Holmström   2016             Finland

Angus Deaton        2015             Ingiriis

Jean Tirole            2014              Faransiis

Eugene Fama        2013              Mareeykan

Lars Peter Hansen  2013             Mareeykan

Robert Shiller         2013             Mareeykan

Alvin Roth              2012             Mareeykan

Lloyd Shapley         2012            Mareeykan

Thomas Sargent     2011             Mareeykan   

Christopher Sims    2011             Mareeykan

Peter Diamond       2010              Mareeykan

Dale Mortensen      2010              Mareeykan

Christopher Pissarides 2010         Qubrus

Elinor Ostrom             2009         Mareeykan

Oliver Williamson        2009         Mareeykan       

Paul Krugman             2008         Mareeykan

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".