Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

6 000 oo loogu yeerey shaqada qaranka ee ciidammada

La daabacay tisdag 10 oktober 2017 kl 08.00
Finska förband övar taktiskt omhändertagande av stridsskadad under en samövning mellan finska och svenska trupper på Tofta skjutfält  på Gotland
Ciiidammo finish iyo iswiidhish isugu jira oo tababar ku sameeyneya Gotland. sawir: Anders Wiklund/TT

Muddo toddoba sannadood ah ayaa markii ugu horreeysay loogu yeerey 6 000 oo dhallin-yaro ah sidii ey ku gudan lahaayeen shaqada qaranka ee ciidammada.

Xiisaha arrinkaa loo qabo ayaa ka badnaaday filitaankii, sida ay sheegtay hayadda xulashada ee shaqada qaran, sida uu sheegay Bengt Forssten oo ka howl-gala Rekryteringsmyndigheten.

Nidaamkan cusub oo sannadka la hir-geliyey ayaa isugu jira mutadawac-nimo iyo qaar ay hayaddu u yeertay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".