Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ma laguu geeystay isir nacayb oo dacwaddaadii hoos ma loo dhigey?

La daabacay tisdag 10 oktober 2017 kl 19.42
Demonstration mot rasism och hatbrott i Malmö föranledd av en grov misshandel i stadsdelen Kroksbäck av en färgad man.
Magaalada Malmö oo looga bannaan-baxeyo faqooq loo isir nacay jir dil loo geeystay nin madow. sawir: DRAGO PRVULOVIC / TT

Waxaannu doondooneynaa cid lagula kacay fal isir nacayb (Hatbrott) oo dacwaddii ay ka gudbiseyna uu ciidanka ammaanku hoos u dhigay. Haddii ay kugu dhacday fadlan nala soo xiriir ama noo soo gudbi meel aannu kaala soo xiriirno. Mahadsanidin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".