Abdifatah Mohamed Aden, sport intresserad.
Cabdifataax Maxamed Aaden oo xiiseeya ciyaaraha kubbadda cagta. sawir: Foto: Eget

Rajo intee le'eg ayay Sweden ka qabtaa inay playoffka ku gudubto

Cabdifataax: Sweden rajo fiican bay leedahay
4:14 min

Xulka qaranka kubadda cagta Sweden ayaa habeenkii xaley guuldaro kala kulmey ciyaarta isreebreebka koobka aduunka oo dhexmartey iyaga iyo xulka qaranka Nederland.

Ciyaarta labadaas kooxood dhexmartey ayaa laba gool iyo eber waxaa looga badiyey xulka qaranka Sweden.

Cabdifataax Maxamad Aadan oo dalka ku dhaqnaa muddo 2 sannadood iyo gaarsii-san wuxuu si aad ah ula socdaa ciyaaryahannada Sweden ee u matala xulka qaranka kubbadda cagta, isagoona sheegay inay Sweden rajo fiican leedahay inay playoff-ka ku soo baxdo oo ay qayb ka noqoto tartanka fiinaalka kubbadda cagta adduunka ee 2018 ka dhici doona dalka Ruushka.

Fråga

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".