Maamulka Skåne ayaa joojiyey mamnuuciddii tuugsiga Vellinge.
Maamulka Skåne ayaa joojiyey mamnuuciddii tuugsiga Vellinge. sawir: Björn Lindgren/TT

Maamulka Skåne oo joojiyey mamnuuciddii tuugsiga Vellinge

Mamnuuciddii la rabey in tuugsiga laga mamnuuco Vellinge ayaa waxaa hor istaagey oo joojiyey maamulka sare ee gobolka Skåne.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".