Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Saadaasha hawada oo ka digtey baraf iyo dabeylo xoog leh

La daabacay tisdag 24 oktober 2017 kl 15.43
Arkivbild. Snöfall väntas komma över delar av Norrland och Svealand under tisdagseftermiddagen. Foto: Paul Kleiven/TT.
Baraf iyo dabeylo maanta ka dhici doona Norrland iyo Svealand . Foto: Paul Kleiven/TT.

Hey’adda saadaasha hawada ( SMHI ) ayaa ka digeysa baraf xoog leh oo maanta ka di’i doona qeybaha dalkaan ee kala ah Norrland iyo Svealand.

Hey’adda saadaasha hawada SMHI ayaa digniinteeda gaarsiisey ilaa darajada heerka koowaad, waxayna ka digtey dabeylo xoog leh oo barafkaas da’aya hareer socon doona.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".